Visit Today: SayliciPress.Net – The Land of Ahmed Gurey

Saylicipress.net

Saylicipress.net – oo ah shabakadaha wararka u gudbiya bulsho waynta Somaliland iyo umada afsoomaliga ku hadasha oo dhan. We are dedicated to spread the word of the currrent Somali political issues.

Halkan Riix si aad u akhrisato wararkii ugu danbeeyey ee Somaliland, Somaliya, Djibouti, iyo Ogaden
Click Here to read all the information about Somaliland, Somalia, Djibouti, Ogaden and More

By Suleiman Egeh – Oh! Africa: The dreams of Dr. Kwama Nkrumah and Patrice Lumumba have changed into nightmare

Preview: The promise and hope of the 1960s independence seems gone with the wind. The prevailing hopeful winds of independence once blowing through the length and the breadth of the continent, has given way to prevailing winds of violence, busted dreams, misrule, dictatorship, social injustice, economical and political meltdown.

The emerging post colonial states once shooting for heights and idealism, freedom and liberty, have given way to basket case, regressive and despotic states.

Continue reading

Baaq ka hadlaya gobolka SELEL oo jaaliyadaha qurbaha ee Awdal iyo Gabiley ay u Dirayaan Dahir Rayale kaahin

Jaaliyadaha qurbaha ayaa si aad ah uga warwarsan siyaasada Dahir Rayale halka ay ku wado bulsho waynta reer Awdal. Gobolada la magaacabay dhawaan ayaa xiisad kulul iyo doodo ka dhex abuuray dhamaan dadwaynaha Somaliland ee qurbaha ku dhaqan iyo kuwa gudaha joogaba.

Continue reading